Ugu horreyn, Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diraynaa Xildhibaa C/Naasir siciid muuse oo loo magacaabay Wasiir kuxigeenka Amniga dawlada fedraalka soomaaliya .
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Xildhibaan C/naasir siciid muuse xilkaas qarab ee uu ummadda u qabtay ee loo igmaday ku garab galo isagoo ah aqoonyahan matalaya dhalinyarada soomaaliyeed iyo aqoonyahankaba.
SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada CAlbari
Baargaal@gmail.com