Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta ka qeyb galay Shirkii Golaha Wasiiradda Soomaaliya, isagoo ka hor sheegay in Xilkaqaadis lagu sameeyay Taliyaasha Nabad Sugidda,Xoogga Dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mas’uuliyiin Cusubna loo Magacaabay.
Taliyaha Nabad Sugidda Gen Gaafoow ayaa lagu badalay Maxamed C/llaahi Cali (Sanbaloolshe).
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Gen. Maxamed Aadan Axmed (Buud) waxaa lagubadalay Gen Jimcaale Cardiid
Dhanka kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale waxaa lagu badalay Guddoomiye Cusub oo la yiraado Taabid Cabdi Maxamed.
SHABAKADA BAARGAAL.NET
ISHA WARARKA HORUMARKA CALBARI