القائمة الرئيسية

الصفحات

DHAGEYSO:-Wasaarada Degaanka Puntland oo Go’aan ka soo saartay Xayawaanka diinka oo gudaha soomaaliya lacag qaali ah lagu raadinayo




Agaasimaha guud ee wasaaradda Degaanka ee dawlada Puntland Mudane , Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) oo warbaahinta kula hadlay caasimada puntland ee garoowe ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadidoono cid kasta oo isku dayda ama lagu helo iyadoo ugaarsanaysa Xawayaankaan Diinka.


Agaasimaha ayaa sidoo kale wuxuu baaq u diray Gudoomiyaha goboladda,Isuduwayaasha degmooyinka iyo masuuliyiinta kale ugu baaqay inay ka hortagaan talaabaas lagu ugaarsanayo Diinka.

Halkan ka dhagayso