DHAGEYSO:- Dab khasaare gaystay oo kadhacay degaanka #Bareeda ee Gobolka #Gardafuu
Dab gaystay khasaare hantiyeed iyo dhaawaca 10 qof ayaa waxa uu ka kacay Beer Wayn oo kutaalay Deegaanka Sayn Wayn ee Degmada Bareeda ee Gobolka Gardafuu
waxaana kaso baxaya fah faahin dheraad ah halkan ka dhagayso