Dilkan ayaa ka dhacay magaalada Caawa, waxaana la sheegay inay falka dilka ah fuliyeen dabley bistoolado ku hubeysneyd oo rasaas ku furay Maareeye Ku-xigeenka Shirkadda Isgaarsiinta Golis C/laahi Cali Cumar (Jinac) kaasoo u geeriyooday rasaastii loo adeegsaday.
C/laahi Cali Cumar (Jinac) ayaa ka mid ahaa odayaasha iyo ganacsatada magaalada Boosaaso caanka ka ah,
waxaan dilkiisa si weyn u cambaareeyay siyaasiyiin iyo odayaasha Puntland.