kulan ay isugu yimaadeen maaulka Degmada Baargal , odayaasha , dhalinyarada , bahda caafimaadka iyo bulshada qaynaheeda kala duwan oo ay ku yeesheen a guriga martida Degmada Baargaal ayaa waxaa looga hadlay ka hortaga caabuqa korona oo ku faafaaya daafaha dunida
Kulanka inta uu socday ayaa waxaa laysku dhaafsaday waxyaabaha sababa caabuqa iyo ka hortagiisa iyo khatarta degmada kaga imaan karta dhinaca badda iyo doonyaha shisheeya iyagoo feejignaan ugu baaqay bulshada soomaaliyeed eek u dhaqan degmada
Kulanka aya waxaa aad loogu lafa guray doonyaha shisheeye ee ka imaanaaya dalalcudurku aad ugu faafay oo jabinaaya amarkii dawlada Puntland ay ku joojisay shaqadooda muddo bil ah iyadoo loogu baaqay Dawlada Puntland inay arinkaas falcelin degdeg ah ka samayso