Wasiirada cusub iyo Beelaha ay kasoo jeedaan ama Maamulada ay ka soo galaan
Beesha Digil iyo Mirifle (KOONFUR GALBEED)
1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji - Garre
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur - Jilible
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) - Dabarre
4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur - Geelidle
5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim - Leesaan.
Beesha Hawiye (GALMUDUG-HIRSHABEELLE)
1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax - Xawaadle
2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale - Abgaal
3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble - Abgaal
4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Roble - Murursade
5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur - Gaaljecel
6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar - Gugundhabe
Beesha Daarood (Jubbaland-Puntland)
1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad - Majerteen
2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan - Warsangeli
3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan - Dhulbahante
4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar - Ogaaden
5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax - Leelkase
Wasiirada Beesha Shanaad (H/shabeelle, PL)
1. Wasiirka Gargaarka Khadiija Maxamed Diiiriye - Yaxar
2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid - Carab Saalax
3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac - Jareerweyne
4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa - Barawaani
5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed - Banaadiri
Wasiirada Beelaha Dir (Somaliland)
1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled - Ciidagale
2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac - Habar Yoonis
3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle - Samaroon
4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe - Habar Jeclo
5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim - Biyamaal
6. Cabdullahi Abuukar Xaaji - Surre