Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor-dhow ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey.
Liiska wasiirada ayaa waxaa ku jira xubno cusub, halka qaar ka mid ah wasiiradii hore ee xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre dib loo soo celiyey.
wasiirada ka baxay liiska cusub waxaa kamid ah wasiirkii waxbarashada Godax barre oo arday soomaaliyeed iyo bahda waxbarashada maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ay isku dhaceen oo khilaaf badan dhexyiilay iyo sidoo kale wasiir maareeye wisiirkii warfaafinta oo isna kamaqan liiska cusub
Hoos ka aqriso liiska wasiirada