Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Siwaaqroon, ayaa si ka horyimid xilka xayuubintii lagu sameeyay xildhibaan Muuse Siciid Xassan (Jejebsay), kaas oo kamid ahaa 8 mudane oo Baarlamanka Puntland xasaanadda ka qaaday.
Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka xayuubinta lagu sameeyay xildhibaan Muuse Siciid Xassan, waxaana ay sheegeen in isagu weli Beesha ku matalo Baarlamanka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo