القائمة الرئيسية

الصفحات

Kabtan waday marka kalluumaysi oo Lagu toogtay waqooyiga kuuriya



Kabtan waday markab kalluumeysi oo Waqooyiga Kuuriya u dhashay ayaa la dilay kadib markii uu qirtay in mudo 15 sano ah uu dhageysanayay idaacada mareykanku maalgaliyo ee Radio  free Asia .

Waxaa lagu hor dilay 100 qof oo ka mid ah shaqaalahiisa kalluumeysiga

Kabtanka ayaa magaciisa lagu soo koobay Choi.

Dalka Waqooyiga Kuuriya lama ogala in dadku dhageystaan ama daawadaan wax ka baxsan warbaahinta dowlada waana danbi weyn oo dil lagu muteysto qofkii lagu helo