Gudomiyaha Degmada Baargaal ee Gobolka gardafuu mudane Cabbane caynab muuse oo ka Hadlay kulan loogu qareemaayo dhismaha Cusbitaal si iskaashi iyo waxwadaqabsi loogu dhisaayo Baargaal kadib markii jawaab Laga waayay puntland iyo hayadihii Caafimadka ka shaqeeya Ayaa yiri hadaan Isku Tashano Cusbitaal Mid Iyo 2 Iyo 5 Waa Dhisankarnaa Hadaan Talada Isla Helno
Halkan ka daawo gudomiyaha oo arimo badan Soo hadal qaaday