القائمة الرئيسية

الصفحات

Sharma boy Hees qoraal Ma fahmin Mafahmin Lyrics

 


Fanaanka caanka ah ee sharmake cabdinaasir Sharma boy ayaa Soo qaaday Hees qabsatay baraha Bulshada haday noqoto faafid iyo falcelis ama Waxa loo yaqaano Reaction

Waxaan kamid ah miraha heesta raabka ah ee alfanaan sharmaboy

Mafahmin Lyrics

Hadaan kufo kici maysid bay I dhahaan

Kolay niyaday iga dili rabaan

Mana yara nacayb ay iiqabaan

Naftay iga jarayan haday karan 2x


Kaalay horta kumay ani ii qabaan

Kalsoonidan qabo madam in karaan

Kuwaa naftooda wax uma taraan, e

Ma anigay wax iga dhimi karaan 2x

Kaalinta 1aad kaligeenba leh kali kali 3x

Kaalinta 1aad kaligeenba leh 3x


Kuwii na dhibo waan dhibeynaa

Kuwii nadhigo waan dhigeynaa

Kuwii nawato waan wadeynaa

Kuli abaal koodan gudeynaa 2x


Maanta magacii waan haynaa

Maalna waan ku shaqaynaa

Madaxaan kor gaysanaynaa

Sankasaan kahadlaynaa 2x

Kaalinta 1aad kaligeenba leh kali kali 3x

Kaalinta 1aad kaligeenba leh 3x


Caadi iska dhiga

Waa layaabaa mar hadaan ka kaco fadhiga

Meega dhiga waryaa

Cadaan marabo nalka gaduud kadhiga


B T J X bara


Macawuustaa iga dhacday mafahmin

Wax weyn mee arkeen mafahmin waa maqlay murankooda mafahmin

Dadkan turki miyaa mafahmin

Jawiga jabuuti macaan

Jeebkiyo kista miyaa mafahmin

Kaas wajigiisa ila arag mafahmin cabsi cabsi waaye walahi mafahmin

Qoftan qoftii miyaa mafahmin

Mise make app Lee waaye

Mafahmin

Matanaa mucjiso miyaa mafahmin

Mise amar alle Lee waaye

Mafahmin

Madaxweyne xasan sheekh miyaa mafahmin

Mise indhaheena Lee waaye mafahmin

Farmaajo fiilada maka baxay mafahmin Mise prank Lee waaye mafahmin

Heestaan qalad miyaa mafahmin Mise kaftan Lee waaye mafahmin

Waan soconeenaa wixii sameen kareeno waan sameenaa

Markay naga yaabaan waan nasaneenaa

Cidna kama baqno wadka waan sugeenaa

Fanka yaa maamuli karo sideena is qariya markad maqashaan codkeena

Adeer haku dhumin wadaan wadadeena

Maraxoow ciidaan waa wadadeena

Cidna kuma dhagi karto cimaamadeena

Maxaa ileedihiin sharma waa caankeena


Somali goormaa kaftan baranesiin shimee qabiil kabaxeesiin mafahmin mana idin fahmin walahi



Lyrics by: khayre