القائمة الرئيسية

الصفحات

Sawirka Maanta : Nabadoon xildhibaankii wuu kuu soo socdaa ma dooranaysaan ?


Sawirka Maanta : Nabadoon xildhibaankii wuu kuu soo socdaa ma dooranaysaan ?

waxaa dhawaan la filaayaa inay bilaamaan hawlihii soo xulida ergooyinkii dooran lahaa xildibaanada kamid noqoya Golaha Barlmaanka Dawlada fedraalka Soomaaliya , waxaa waqtiyadan odayaasha , isimada iyo ergada taleefan ku wareeriya xildhibaano codka ka doonaya oo waqtigan soo xasuusta dadkii iyo deegaanadii ay matalaayeen 

odayasha iyo nabadoonada oo ay ku taagnaayeen shaqooyin adag , sida masharaac dhismo si iskaa wax uqabso ah loogu dhisaayaaay , lacago  wax lagu masalxaayay , iyo kharasha guud oo meel u yaalay ayaa waqtigan marka hore ku xujeeya xildhibaanka inuu waxaas oo meel yaal inuu ka qayb qaato intaan laga wada hadlin arimaha Doorashooyinka 

Sawirka Maanta : waa qayb aan ku cabirayno Guuxa Buslshada arimaha taagan