JOWHAR(Baargaal.Net)-Hoggaamiyaha maamul goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo saaray liiska musharixiinta ku tartamaya siddeedda kursi oo maamulkaasi ku leeyahay Aqalka Saree e Baarlamanka Soomaaliya.
Liiska musharraxiinta kuraasta Aqalka Sare ee uu soo saaray maamulka HirShabeelle oo faahfaahsan halkan ka akhriso: