القائمة الرئيسية

الصفحات

Ururka Taaliban oo xiray sarkaal laaluush qaatay

Ururka Taliban ayaa xiray sarkaal laaluush qaatay

Ciqaabtii ugu horraysay ee ay ururkaDaalibaan ku fuliyaan  shaqaale ka tirsan dawladda hoose ee Jalalabad oo Lau qabtay lacag laaluush ah wuxuuna uu ahaa bilowgii ciqaabta, sida sawirka ka muuqata

Sawirka ayaa ku faafay warbaahinta gudaha iyo tan caalamiga iyo intarneedka