waxaan ka mid ah qeebaha la Dhisay
Qaybti Fasalada oo ardaydu wax ku
baranaayeen
2. Qaybta Jiifka
3. hoolkii cunta
4. masajid
iyo qolalkii cunta karinta
Hadaba Waxaa laga Codanayaa dadka
Muxsiniinta ah Inay Akoonada Hoos Ku Qoran Uga Qaybqaataan Wixi ay Ku Darsanayaan maadaaba Goobtani tahay Goob Khayriya
Akoonads muasasada AbdulAziz Zain iyo daryeenlka Agoonta
A/C SALAAM 80512170
A/C AMAL 1013161161