القائمة الرئيسية

الصفحات

Xoghayahii Guud Ee Guddiga Doorashooyinka Oo Xilkii Laga Qaaday

 


Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa xilka ka qaaday Xoghayaha Guud ee Guddiga, kaasi oo lagu eedeyay in uu carqaladeyn ku hayay howlaha Guddiga.

Warqad uu soo saaray Muuse Geelle Yuusuf Guddoomiyaha Guddiga dooarshada ayaa waxaa lagu sheegay in Xoghayaha Guud ee Guddiga doorashooyinka Cabdi Raxiim cabdi Casiis Adam laga qaaday Xilkii uu hayay