القائمة الرئيسية

الصفحات

KULAN XALAY DHEXMARAY DENI IYO AXMED KARAASH MAXAA KASOO BAXAY

 


Madaxweyne Siciid Deni iyo madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada Garoowe.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in kulanka labada mudane lagu dhammaystiray xallinta khilaafkii u dhexeeyay muddooyinkii danbe.

Wararku waxay sidoo kale sheegayaan in labada mudane doonayaan in la dardar geliyo hawlaha dowladda oo gaabis xoogan ka jiro si meesha looga saaro dhaliila muuqda.