القائمة الرئيسية

الصفحات

Kooxda Barcelona Oo Faah-faahisay Nooca Hishiiska Ay Kula Wareegtay Lewandowski

 


Kooxda Barcelona ayaa faah faahin ka bixisay nooca hishiiska ay Bayern Munich kala soo wareegeen saxiixa Lewandowski

Gool magafahaan ayaa qalinka ku duugaya hishiis gaaraya 4 sano waxaana hishiiskiisa lagu bur burin karaa 500 oo milyan lacagta euro-ga ah

Munich waxa ay qaateen 45 milyan oo ay soo dheer tahay 5 milyan oo ku xernaan doonta hanaan ciyaareedka laacibka iyo koobabka uu la qaado.

Laacibka waa baasay tijbaada caafimaadka waxa uuna kooxda kala qeyb galayaa safarka Miami ay ku joogaan

Laacibkaan ayaa hishisikiisa Munich waxa uu dhacayay xagaaga dambe balse waxa uu sheegay in uu dareemay in ixtiraam dari keentay in uu baxo