القائمة الرئيسية

الصفحات

Madaxweynaha Puntland oo warbixin ka dhegaystay guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag

 


Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cadullaahi Deni ayaa maanta warbixin ka dhegaystay Guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag.

Shirka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, sidoo kale waxaa kasoo qayb-galay Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiillada Puntland iyo Guddoomiyeyaasha gobolada Sool iyo Nugaal