القائمة الرئيسية

الصفحات

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Shacabka Baargaal iyo Masuuliyiinta Dawlada ku matala

 


Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Shacabka Degmada Baargaal iyo Masuuliyiinta Dawlada ku matala ayaa looga hadlay sidii adeegyada bulshada loo tayayn lahaa,korna loogu qaadi lahaa bilicda iyo quruxda Baargaal iyo sidii Wadooyin waawayn uyeelan lahayd Magaalada Baargaal, .


Kulanka waxaa ka qaybgalay Wasiir Dawlaha Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dawlada Puntland Mudane Bare Faatax Xildhibaan Maxamed Maxamuud Saalax Abuu Baraa Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Muuse Saalax Guuleed Gudoomiyaha Degmada Baargaal Cabane Caynab Muuse Isuduwaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Gobolka Gardafuu siciid cawil  Samafale cumar cisman Saciid Nabadoono Waxgarad Dhalinyaro Haween iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Baargaal.