القائمة الرئيسية

الصفحات

Wasiir Dawlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland oo xariga ka jaray Xarunta Daawaynta Xoolaha ee Degmada Baargaal.



Wasiir Dawlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha  Puntland Dr Mustafe C/fataax Maxamed oo ay Waheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dawlada Puntland Nabadoon Dr Axmed Cabdale Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Dr Muuse Saalax Guuleed Kan Degmada Baargaalmudane  Cabane Caynab Muuse iyo Masuuliyiin kale ayaa xariga ka jaray XLarunta Daawaynta Xoolaha ee Degmada Baargaal.