Ilo wareedyadu ku sugan Goblka Hadramout ee bariga yaman ayaa warbaahinta la wadaagay, in masuuliyiinta Hadramout ay xireen tan iyo fiidnimadii arbacadii dekeda Mukalla, ka dib markii diyaarad drone ah oo la rumeysan yahay inay xiriir la leedahay kooxaha Xuusiyiinta
wararka ayaa intaas ku daray in shalay fiidkii mas'uuliyiintas ay ka daadgureeyeen dekeda shaqaalaha, halka ay rakibaan hubka lidka diyaarada si khatarta diyaaradaas looga hortago
Jimcihii, ayaa maleeshiyaadka xuusiyiinta waxay weerareen dekedda dabba ee shidaalka laga raro , weerarkaas oo sababay cambaareyn baahsan oo dunida dhan ah .