القائمة الرئيسية

الصفحات

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa) oo iska Diiwaan-geliyay degmada Baargaal,

 


Xildhibaan Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa) oo ka tirsan xildhibaanada barlamaanka Dawlada Puntland ayaa maantay iska Diiwaan-geliyay degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu Wuxuuna Bulshada ugu baaqay in ay isdiiwaan geliyaan si ay codkooda ugu doortaan madaxda ku matalaysa Golayaasha Deegaanka Puntland.