القائمة الرئيسية

الصفحات

Puntland oo saxiixaysa heshiis ay Marinka Raascaseyr Ugu wareejinayso Imaaraadka

 


Madaxweyne Dawlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa warar Hoose oo Soo baxaya ay sheegayaan inuu saxiixayo Heshiis cusub oo Puntland iyo Imaaraadku ay iskaga kaashanayaan amniga iyo horumarinta.

Heshiiskaas,waxaa lagu Aas-aasayaa Saldhig Ciidamo Puntland ah iyo kuwo Imaaraad ah ay kawada hawlgalayaan oo laga dhisayo Raas-caseyr Gardafuu oo ah figta ugu saraysa Soomaaliya.

Ujeedka imaaraadka ka leeyahay heshiiskan cusub waa  saamaynta marin Biyoodkaas muhiimk ah iyo inuu helo qayb ka mid ah dhaqaalaha xooga badan ee soo xaroon doona.

Maraykanka,ayaa hor istaagay heshiiskan markii hore, sababtoo ah,waxuu ahaa Saldhig Milleteri oo buuxa, haatanse,waxaa loo badalay heshiis wax wada-qaybsi iyo iskaashi amni oo uu rabo imaaraadka inuu uga talaabsado Diidmada maraykanka