Dr. salah El -Din, ayaa ku dhawaaqay in Shabakada Warbaahinta Haweenka Carabta ay ansixisay ku soo biiritaanka Argsan Badal Ismaaciil oo ka soo jeeda Jamhuuriyadda Soomaaliya taas oo ka dhigaysa Dawladda . 20-aad ee carbeed Taasoo ku biirtay shabakadda.
La-Taliyaha Saxaafadda, Dr. Moaataz salah el -din ayaa sheegay inay sharaf wayn u tahay inay ku soo biirto Argsan Badal ismaaciil oo ah gabar soomaalqof caan ah oo u dhaqdhaqaaqda Arimaha bulshada iyo saxaafadda
Waxaa xusid mudan in shabakadda warbaahinta haweenka ee carbeed, ka dib soo biirista Soomaaliya, ay xubno ka yihiin 20 dawladood oo carab ah
Xigasho: shabakada Warbaahinta Haweenka carbeed