Urur Siyaasadeedka Ifiye oo kamid ah sagaal urur siyaasadeed ee Puntland kuwooda ugu firfircoon ayaa Tababar kusaabsan mabaadi,da iyo qorshe siyaasadeedka ururka u qabtay Musharaxiinta ugu Tartamaya Golaha deegaanka degmada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari
tababarkan oo ujeedkiisu ahaa waxbarasho aqoon iswaydaarsi , talo soo jeedin , turxaan bixin iyo dejinta qorshihii lagu wajihi lahaa doorashada golayasha deegaanka oo 25 bishan loo maldanyahay inay ka dhacdo dhamaan deegaanada Puntland