Gudomiyaha Gobolka Raas casayr Cumar cismaan siciid iyo taliyaha Qeybta Gobolka G/Sare Fuaad Mahamuud Hussen Garabyare iyo Xeer ilaaliyaha Gobolka ayaa kulan la qaatay Maamulka degmadda Baargaal iyo saraakiisha Ciidamada Booliska Iyo PMPF
Kulankaan ayaa u jeedkiisu ahaa xoojinta amniga iyo wada shaqeynta Maamulka iyo Ciidamada iyo in si wadajir ah looga hortago wax kasta oo khal khal gelinaya Amniga gobolka iyo kan Degmada.